Wareysi:-Muxuu ku qotomaa Socdaalka Muqtaar Roobow ee degmada Xudur?

Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool waxaa maanta gaaray Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu-Mansuur oo horey uga tirsanaa ururka al-Shabaab, markii dambena ka goostay, oo isu soo dhiibay dowladda Soomaaliya.

Wafdiga Abuu Mansoor waxaa hogaaminaya Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxmed.

Gudoomiyaha degmada Xudur ee Gobolka Bakool Maxamed Macalin ayaa ka warbixiyay booqashada roobow ee degmadaas iyo waxa ay ku qotonto.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Maxamed Macalin.