Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sameeyay Cinwaan ay dadka Soomaaliyeed ugu gudbin karaan dowladda soomaaliya sida Cabahada iyo talooyinka intabada.
Ciwankaan ayaa ah [email protected] waxaana tani ay u sahleeysaa dadka Soomaaliyeed in ay Cabashadooda iyo talooyinka ay hayaan halkaan ugu gudbiyaan.
Hoos ka fiiri Ciwaanka uu sameeyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre