Dhageyso:-Xildhibaano ka digay in la siyaasadeeyo heshiiskii Somalia iyo Itoobiya

Maalmihii la soo dhaafay waxaa taagnaa dhaliilo ku aadan heshiiskii 16-kii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya,kaas oo qeyb ka ahaa in 4 dekadood ay maalgashato dowladda Itoobiya.

Xildhibaanada ka digaya in an la siyaasadeen heshiiskaas waxaa ka mid ah Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya,kadib markii Siyaasiyiin iyo xildhibaano ay heshiiskaas si kulul uga hadleen.

Xildhibaanka oo ka qeyb galayey Barnaamijka Dooda Dalsan ayaa sheegay  cid kasto oo dalka Soomaaliya ka sameyneysa maalgashi dan ugu jirto dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu ku baaqay in in waqtiagan la la siyaasadeen heshiiskaas,isla markaana lag warsugo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.