Dhageyso:-Xildhibaanada Aqalka Sare oo dalbaday in la horkeeno heshiiskii dhismaha Ciidamada Qaranka

Xildhibaanada Aqalka Sare ayaa dalbadan in la horkeeno heshiiskii Magaalad london lagu gaaray ee ahaa dhismaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Senoter Cismaan Axmed Macow oo ka mid ah Xubnaha Aqlka sare ayaa Guddoonka Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdilllaahi waxa uu u gudbiyay in heshiiskaas la horkeeno.

Waxa uu sheegy in ay iyagu yihiin matalayaasha Shacabka islamarkaana aysan ka warheyn heshiiskaas,sidaas darteedna ay muhiim tahay in ay ka doodan sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media