Dhageyso:-Xildhibaan C/laahi Sheekh Ismaaciil Wasiirada xilka laga qaaday waa digniin ku socota Wasiirada kale”

Kadib markii shalay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali  Kheyre uu silama filaan ah uu xilkii uga qaaday Saddex ka mid ah Golihiisa Wasiirada ayaa waxaa soo baxaya dad siyaabo kala dwuan uga hadlaya xilka qaadistaas.

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo uu ka mid yahay Xildhibaan C/laahii Sheekh Ismaciil ayaa waxa ay sheegen  in tallaabadaan ay ku socoto Wasiirada kale ee aan Shqeysan balse hadda ka mid ah xukuumadda Kheyre.

Waxa uu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha ay waajib ku tahay in uu sibedel ku sameeyo Shaqsigii Shaqeysan waayo,balse kii tegay ama is casilay uu sida uu rabay wax loo qaban waayay.

Hadalkaan ayaa ku soo aadaya xili laba ka mid ah Wasiirada shalay xilka laga qaaday ay sheegeen in aan lala socodsiin xilka qaadista lagu sameeyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xildhibaanka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media