Dhageyso:-Wasiirka Magacaaban ee Arrimaha Gudaha oo dalbaday Wadashqeyn

Duhurnimadii Maanta ayaa waxaa Magaalada Muqdisho soo wsiirka rrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Zabriye, kaas oo bedelay Wasiirkii xilka laga qaaday ee Cabdi Faarax Siciid Juxa.

Musaabad soo dhaweyn ah oo loo qabtay ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Wasiirada Warfaafinta, Isgarsiinta, iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi.

Wasiirka oo Munaasabada ka hadlay aya sheegay in waqtigaan uu dareemayo masuuliyad weyn isla markaana qof iyo koox gaar ah aysan waxba qaban Karin balse uu dalbanayo in lala Shaqeeyo.

Hoos Ka  Dhageyso Warbixinta Wariye Maxamed Cabdi Xasan Iidle.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media