Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Dalsan 16-4-2018

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka Duhur ee Radio Dalsan Xarunta Muqdisho.

Waa Duhur Isniin ah Warka waxaa siwadajir ah u soo jeedinaya Wariyayaasha kala ah Maxamed Cabdi Xasan (Iidle) iyo Abuukar Dayax.

Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Dalsan.