Dhageyso:-Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkii ka dhacay Mahadaay

Aroornimadii hore ee saakay ayaa waxaa dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab waxa ay weerar ku qaaden fariisin ciidamada dowladda ku leeyihiin Suuqa Xoolaha degmada Mahadaay ee loo yaqaano Hararka.

Dagaal mudo socday ayaa  halkaasi labada dhinac uu ku dhexmaray kaas oo geystay khasaaro dhimasho ah.

Mid ka mid ah dadka ku nool degmada Mahaday ayaa Dalsan u sheegay in dagaalkaas ay ku geeriyoodeen laba Askari oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Goobjoogaha.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media