Dhageyso:-Ugaas Xasan” Dadka Reer Hiiraan taageero kama helin dowladda Soomaaliya”

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa marka hore sheegay in ay u muuqato in Dadka ku nool Gobolka Hiiraan gooni loo saaray isla markaana aysan jirin cid dhinac u soo fiirisay.

Waxa uu sheegay in waqtigaan waxa ugu weyn ay u baahan yihiin ay tahay Biyo iyo waxyaabo kale oo muhiim u ah Bulshada ku nool Gobolka Hiiraan.

“Anagu Soomaali ayaa nahay kama baxsani dadka ayaa ka mid nahay balse waxay u muuqataa in nala dayacay xaqiiqdii baahi weyn ayan u qabnaa dowladnimada Caafimad iska daaye xataa maheysano Biyo aan cabno ayuu yiri Ugaaska”

Hoos Ka Dhageyso Codka Ugaaska.

https://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2017/11/Cod-Ugas-Xasan-Ugaas-Khaliif.wma

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media