Dhageyso:-Siideynta Dad iyo Gawaari lagu kala heystay Cadaado iyo Cabuduwaaq oo lagu guuleystay

Waxaa Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,Kah ee Maamulka Galmudug waxaa Galabta kulan ku yeeshay Odayal ka kala socday degmooyinka Degmooyinka Cadaado iyo Cabudwaq ee G/Galgaduud kulankas oo xal looga gaaray xiisad sababtay in dad iyo Gawaari lakala afduubto

Odoyaasha Iyo Waxgaradka Dagmooyinka Cadaaco Iyo Cabudwaaq ee kulmay ayaa ugu dambeyn ku guuleystay Siidaynta  dad Gaaraya Ilaa 6 Kuwaas oo lagu Kala Haystay Labada Magaalo.

Odoyaasha ayaa Sidoo kale ku guuleystay Siidayn Gawaari iyana la kala heystay.

Nabadoon Xasan dhoore oo ka mid ah Waxgaradka Magaalada Cadaado kana mid ahaa Odayaashii kulmay ayaa ka warbixiyay kulankaas iyo waxaybihii ka soo baxay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media