Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare kheyre oo ku baaqay in la sameeyo Madal ay dadku ku wada hadlaan

Xasan Cali kheyre Ra’iisl Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in waqtigaan dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin in ay helaan Madal Siyaasadeed oo ay kaga doodaan waxyaabaha ay qabaan.

Waxa uu sheegay in tani ay keeneyso in Shacabka soomaaliyeed ay fursad u heli doonaan in loo kordhiyo Sinaantooda isaga oo soo hadal qaaday Qoondada Dumarka xiligaan ee dhanka Siyaasada.

Hadalkaan ayaa xiligii uu sheegay Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxa uu kulan la qaatay Xubno ka tirsan Wasaarada arimaha gudaha Soomaaliya isaga oo u sheegay in ay ka Shaqeeyaan sidii loo sameyn lahaa Madashaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka