Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka hadlay deynta lagu leeyahay Soomaaliya

Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in xukuumaddu ay qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in xukuumaddu ay wado kasto u mari doonto sidii loo joojin lahaa in aan dalkale wax nagula soo dhiibin isla markaana dhaqaalihiisa xur u ah.

“Xukuumaddu hadafkeedu waa sidii aan u heli laheyn dhaqaalaha ay aduunyadu bixiso anaga oo aan dadkale nagula soo dhiibin,sidaan u ahaan laheyn dad xor ah  si Ganacsatadu ay dowladooda ku qanacsnaadan oo ay aaminaan balse intaas oo idil jawaabteeda iyo fulinteeda dowladda iyo shacabka ayaa laga rabaa ayuu yiri kheyre”

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr mar ooh ore ku celcelisay in waqti badan la geliyay in deymh Soomaaliya lagu leeyahay la cafin doono,iyada oo Wasaaradda Maaliyadda sidoo kale ay soo bandhigtay qorsho arrintas fududeyn karta.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media