Dhageyso:-Qeybta Koowaad ee Barnaamijka dhacdooyinka Sanadkii 2017

Dhageystayaasha Radio Dalsan iyo Akhristayaasha Radiodalsan.com waxan u soo gudbineynaa qeybta Koowaad ee Barnaamij aan kaga hdleyno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee dalka ka dhacay Sanadkii dhamaaday ee 2017.

Qeybta Koowaad ee Barnaamijkaan waxaa soo jeedinaya Wariyayaasha kala ah Abuukar Dayax iyo Farxiyo Muraad.

Hoos Ka Dhageyso Qeybta Koowaad ee Barnaamijka.