Dhageyso:-Puntland oo sheegtay in ay hayaan xog ku saabsan Weeraro ay qorsheenayaan Al Shaabaab

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Mudug ee Puntland ayaa ka hadlay xalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo mudo laga joogo 24 saac kadib heshiiskii dhexmary Mauuliyiin ka kala socotay Maamulada Puntland iyo Galmudug.
Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad badan oo ka shaqeenayay falal iskugu jira amni daro iyo dhaqan Xumo sida uu sheegay Taliyaha.

 

Sidoo kle wxa uu hadalkiisa intaas ku daray in laamaha amniga ay ogaadeen xog ku sbsab qarxyo la doonayo in lga fuliyo Magaalada Gaalkacyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media