Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Bri Puntland Yuusuf Maxamed Waceys dhedo oo Saxaafada kula hadlay Boosaaso aya shegay in labadaan Nin lagu qabtay howlgal la sameeyay.
Waxa uu sheegay in labadaan nin ay ka mid ahaayeen kuwa Dadka kicinayay kuwaas oo soo abaabulay dibadbaxyo labada Maalin oo isxig xigay ka dhacay Boosaso.
Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in ay jiraan ilaa 12 qof kale oo siugu jira Haween iyo Nabadoono kuwaas oo dhawaan Warbaahinta loo soo bandhigi doono.
Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Dhedo.