Taliyaha Ciidanka booliiska Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay xalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo mudo laga joogo 24 saac kadib heshiiskii dhexmary Mauuliyiin ka kala socotay Maamulada Puntland iyo Galmudug.
Gaashaanle Sare Aadan Nuur Qaal ayaa sheegay in xaalada amaan ee Magaalada Gaalkacyo aad u wanaagsatahay Ciidamada Booliska ay ku guleesteen soo Qabshada dad badan oo ka shaqeenayay falal iskugu jira amni daro iyo dhaqan Xumo sida uu sheegay Taliyaha.
Hoos Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id ee Taliyaha