Dhageyso:-Ninkii ka dameeyey dilka Wasiir Siraaji,oo Xukun lagu riday

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa saakay Xukun dil ah ku riday Ninkii ka dambeeyay dilka wasiirkii howlaha guud ee dowladda Sooamaliya Cabaas Cabdullaahi Siraaji,kaas oo ay horay Xukun ugu riday.

Xukunka dilka ah ee maxakamadda ciidamada Qalabka sida ay ku ridday Axmed C/laahi Ceydiid ayaa ka dambeeyey markii uu racfaan ka qaatay xukun dil ah oo ay horey ugu ridday maxakamadda darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida.

Guddoomiyaha maxakamadda sare ee ciidamada Qalabka sida Sareeyo guuto   Liibaan Cali yarow ayaa Warbaahinta u sheegay in Xukunka dilka ah lagu ridday Maanta oo isniin ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media