Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Karkar Siyaasadeed ayaa jira ee Allaha iga badbaadiyo”

Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Maanta ka qeyb galayay Munaasabada Caleemo-Saarka Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

Waxa uu soo hadal qaaday Xaaf khilaafka Siyaasadeed ee ka jira deegaanada Galmudug.

“Horta waxan idiin sheegayaa in uu socdo karkar ee iigu soo duceeya in uu illaahey iga badbaadiyo, iyo in Ahlusuna dhankooda ay igu soo biiraan ayuu yiri Xaaf”

Ugu dambeyn waxa uu ugu baqay Shacabka Soomaaliyeed in ay Midoobaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Xaaf.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media