Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf oo shaaciyay sababta uu u Magacaabi la’yahay Golihiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee deegaanada Galmudug iyo Waxyaabaha u qabsamay Maamulkiisa.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in sababta uu ilaa weli ugu dhawaaqi la’yahay Golahiisa Wasiiradda ay tahay xal uu u raadinta khilaafka ka dhaxeeyo Maamulka Galmudug iyo Ahlu Sunna.

Sidoo kale waxaa uu ka hadlay dhibtooyinka ka jira deegaanada Galmudug iyo waliba qorshaha uga degsan Maamulkiisa gacan ku dhigista deegaanada ka maqan oo ay maamulaan Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Madaxweyne Xaaf.

Xigasho Sonna.so

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media