Dhageyso:-Madaxweyne Gaas oo ka hadlay muhiimada Shirka Kismaayo

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas  Madaxweynaha Puntland Dr iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Cabdiwali Gaas waxaa ku wehlinayay xubno ka tirsan labadiisa Gole eeWasiirada iyo xildhibaanada

Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa ka qeybgalaya shirka ay yeelanayaan maamul Goboleedyada oo ka dhacaya Magaalada Kismaayo Dhowaan uu shaaciyay Axmed Maxamed Islaam (xmed Madoobe) Madaxweynaha Jubbaland.

Ka hor intiisan ka soo dhoofin Garoonka diyaaradaha Boosaaso Madaxweynaha Puntland waxa uu ka hadlaya ahmiyada shirka ka furmaya kismaayo ay leeyihiin Maamulgobaleedayada dalka waxa uuna yiri.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.