Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo,oo la kulmay Cabdi Qaasim Salaad Xasan+Sawirro

Magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ku wada kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,iyo madaxweynihi hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad xasan.

Kulanka ayaa waxa ay labada Masuul uga wada hadleen xaalada dalka Soomaaliya,iyada oo madaxweyne Farmaajo,uu warbixin ka siiyay xaalada xiligaan ee Soomaaliya.

Cabdi qaasim Salaad Xasan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay iscafiyaan maadaama dhibaatada dalka Soomaaliya ka jirta ay sii dheeraatay si looga gudbo.

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

 

Hoos Ka Dhageyso Codka Cabdiqaasim Salaad Xasan

 

 

 

 

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media