Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo,oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ka Shaqeynta amniga dalka uu yahay mid uu ka dhaxeeyo dowladda iyo Shacabka islamarkaana waajib uu ka saaran yahay.

Waxa uu sheegay in hadii amni lahelo u kordhayo dhaqaalaha dalka,iyo waliba guud ahaan horumarka dalka Soomaaliya.

Hadalkaan ayaa Madaxweyne Farmaajo,waxa ka sheegay xili shalay gelinkii dambe uu Tv-ga dowladda kala hadlayay Shacabka Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media