Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo”Madooneyno in Amisom 10 Sano oo kale ay dalka sii joogto”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah booqday Dugsiga Tabarada Ciidamadda Janaraal Goordan ex Xero Agoon ee Magaalada Muqdisho.

Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa halkaasi ku dhiiro galiyay Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliya oo Tababar ugu socday Xarunta Janaraal Goordan.

Madaxweyne Farmaajo oo khubad hdeer u jeediyay ciidmada ayaa ku amaanay doorka ay kaga jraan sugida amniga,isaga oo sheegay in lagu amaano in ay yihiin geesiyaal.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Ciidamada kula dardaarmay in ay ku dadaalaan sugida amniga, islamarkaana aanan la dooneyn in Amisom 10 Sano  oo kale ay Soomaaliya sii joogto.

Hoos Ka Dhageyso Khudbada Madaxweynaha oo dhamestiran

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media