Dhageyso:- “Madaxweyne Farmaajo,dowladda waxaa ka Go’an la dagaalanka Cudurka Dabeysha”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,oo Maanta Muqdisho uga qeyb galayay Munaasabad loogu magac daray Maalinta dabargooynta Cudurka dabeysha,ayaa ka hadlay dhibaatiyinkii ka dhashay cudurkaas.

Waxa uu sheegay in uu sababay dabargoynta Shacabka Soomaaliyeed iyo in ay u geeriyoodeen caruur aad u yar yar oo aan qaan gaarin kadib markii Cudurka Dabeysha ay ku dhcday.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu horay uga bilaawday sidii loo ciribtiri lahaa cudurkaas,islamarkaana lagu guuleestay.

Gabagbadii waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go’aan tahay dagaalka iyo Ciribtirka Cudurka Dabeysha.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media