Iyada oo ay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ay Maanta meel mariyeen SharcigA Isgaarsiinta dalka kaas oo horyaal Baalamaanka Soomaaliya kii Sagaalaad iyo kan Tobnaad ayaa waxaa anisinta Maanta ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Sooamaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Madaxweynaha ayaa sheegay in talaabadii ay Maanta qaadeen Xubnaha Golaha Shacabka ay tahay Guul u soo hoyatay Shacabka Soomaaliyeed taas oo mudo la sugayay.
Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Xubnaha Aqalka Sare sidaas silamid ah in ay u ansixiyaan Xeerka Isgaarsiinta Dalka Soomaaliya,kaas oo muhiim u ah arimo badan oo la xiriira dhanka Isgaarsiinta.
Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya