Dhageyso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo laga Codsaday in uu kala diro Baarlamaanka Maamulkaas

Waxaa weli xal loo helin murankii ka taagnaa Golaha wakiilada ee ka dhashay natiijadii ka soo baxday doorashadii gudoonka sare ee Golaha Wkiilada Maamulka Soomaaliland,waxana arintaasi ka hadlay Shacabka Magaalada Hargeysa.

Qaar ka mid ah Shacabka Haregysa oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegeen in dhibaatooyinka ka dhexjira Golaha Wakiilada ay masuul ka yihiin Madaxda Xisbiga Wadani.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Madaxweyne Siilaanyo,ay ka dalbanayaan in Golaha Wakiilada uu kala diro ama uu xaliyo khilaafka ka dhexjira Golaha Dhexdooda.

Hoos Ka Dhageyso Codadka Shacabka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media