Dhageyso:-Madaxtooyada Soomaaliland oo faah faahisay Safarka Siilaanyo ee Imaaraadka

Axmed Maxamed Maxamuud siilaanyo,Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka duulay Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hrgeysa.

Madaxtooyada Soomaaliland ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Siilnyo uu u duulay Imaaraadka,islmarkaana uu u tagayo arimo la xiriira dhanka Caafimaadka maadaama uu horay halkaasi u tegay.

Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland Xuseen Axmed Cige (Deyr) oo Saxaafada kula hadlayay magaalada Hargeysa ayaa faah faahiyay Safarka Siilaanyo ee Imaaraadka.

W/Q/Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliland.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media