Dhageyso:-Madaxda qaranka iyo kuwa hoggaamiyaasha oo xoojinaya dagaalka Al-Shabaab

Qodobadii looga heshiiyay ayaa ka mid ahaayeen Shirka Golaha Amniga Qaranka kaas oo xalay lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho isla markaana uu shir gudoomiyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Hoggaamiyayaasha Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa Shirka qeyb ka ahaa waxaana dhamaan dadkii ka qeyb galay ay ku heshiiyeen in la xoojiyo la dagaalanka Al-Shabaab.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan  Cumar Cismaan Yariisow ayaa Warbaahinta la wadaagay qodobadii lagu heshiiyay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media