Dhageyso:-Maamulka Hir-Shabeelle oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Masuuliyiinta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab kadib hadalkii ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya oo ahaa in Maamulada ay ka qeyb qaataan dagaalkaas.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Nuur Dabaashe oo ku hadlayay Magaca Maamulka  Hir-Shabeelle ayaa sheegay in waayadaan ay ku mashquul sanaayeen Caleema saarkii Madaxweynahooda balse dhawaan uu howlgalku bilaaban doono.

Waxa uu sheegay in marnaba aysan suurtagal aheyn in meel la iska fadhiyo dadkuna ay dhamaadaan sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka Gobolka Hiiraan.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media