Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir oo bixinaya Miisaaniyada dowladda

Masuuliyiin uu ka mid ahaa gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabi Maxamed ayaa Maanta ka qeybgalay Munaasabad loogu magacdaray Daafurka maareynta Maaliyada dad Weynaha.

Hadal dheer ee uu goobta shirka ka jeediyay gudoomiye Thaabit ayaa waxaa ka mid ahaa in Miisaaniyada dowladda in uu bixiyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Gudoomiye Thaabit ayaa sheegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ogaan karaan  dhaqaalaha guud ee dowladda ka soo gala dowladda Hoose ee Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in 260 Milyan oo dollar  ay gobolka Banaadir ka soo gasho dowladd,islamarkaana Maamulka Gobolka Banaadir ay kaga soo aadan 16 Milyan taasna ay ka dhigan tahay in Maamulka Gobolka Banaadir uu bixiyo Miisaaniyada dowldda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Thaabit

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media