Dhageyso:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Amar Lasiiyay

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo xalay ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay Maalinta dhalinyarada ayaa sheegay in loo baahan yahay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay helaan Shaqo.

Waxa uu ugu baaqay gudoomiyaha Gobolka Banaadir in uu Maamulku Shaqaaleysiiyo in ka badan 1000 dhalinyarada waxbartay ah ee ku nool Gobolkan Banaadir.

Waxa uu hadalkiisa intaas raaciyay in ay muhiim tahay in laga gudbo qabiilka si dhalinyaradu u helaan Shaqa abuur sidaan silamid ahna Maamul Goboleedyada ay dhankooda Shaqo bixin doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaaraha

O

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media