Dhageyso:-Maamulka Gobolka Bakool oo mamnuucay in Qaad la geeyo Xudur

Maamulka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada xudur ee Xarunta Gobolkaas waxa ay ku qabteen kulan looga hadlayay dahnka maniga kaa soo laga soo saaray qodobo ku saabsan dahnka amniga.

Maxamed Cabdi Maxamed Told Guddoomiyaha Gobolka Bokool oo qodobadii ka soo baxay kulankaas Warbaahinta u akhriyay  ayaa sheegay in aan waxqaad(Jaad) ah la keeni Karin magaalada Xudur ilaa amar dambe.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Ganacsadihii Magaalada Xudur Qaad (Jaad) lagu ganaaxi doono lacag dahn Kun Dollar

Waxa uu sheegay in cidkasta ee lagu arkaa waxyaabaha maanka dooriya talabo laga qaado doono isla markaana la maamulku uu Go’aan ka gaari doono.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Bakool  Maxamed Cabdi Maxamed