Dhageyso:-Maamulka deegaanka Leego oo Al-shabaab ku eedeeyey in ay barakicinayaan Shacabka

Maamulka deegaanka leego ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Al-Shabaab waxa ay ku eedeeyeen in ddka Shacabka ah eek u nool deegaankas ay hatan barakacinayaan kadib markii ay ka jareen waxyaabihihii muhiimka u ahaa.

Gudoomiyaha deegaanka leego Abuukar Cabdullaahi Isxaaq Al-Cadaalada oo sigar ah ula hadlay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa shegay in lagas oo bialabo 4, Bishii Agoosto markii Ciidanka AMISOM iyo kuwa dowladda ay ka abxeen ay dadku culeys dareemayeen.

Waxa uu sheegay in Shabaab ay daka shacabka ah ay ka jareen waxyaabihii muhiimka u ahaa nolosha sida, Hoy, Biyo iyo waxyaabo kale kuwaas oo u barakacay degmooyin ka mid ah Shabeellaha Hoose iyo Gobolka Banadir.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay in dadkii ka soo qaxay deegaanka leego oo ay iminka Gacanta ku hayaan Al-Shabaab ay u baahan yhiin in la caawiyo oo gurmad loo sameeyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha deeganka leego.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media