Dhageyso:-Khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda Khaatumo oo Cirka isku shareeray

Waxaa weli9 cirka iskusii shareeraya xiisada u dhaxeysa madaxda ugu sareysa maamulka Khaatuma taas oo sababtay in Baarlamaanka maamulkaas ay xilkii ka qaadaan madaxweyne ku xigeenkii Maamulka Khaatuma.

Shalay waxaa Xarunta maamulka Khaatuma ee Magaalada Buuhoodle ka kala dhacay laba kulan,oo ay lahaayeen Xildhibaanada maamulkaas.

Labadaasi kulan ayaa waxaa xilalkii looga kala qaaday madaxweynaha Khaatuma Cali Khaliif Galeyr iyo Ku xigeenkiisa Cabdalla Maxamuud Heybe.

Hadaba wararkii u dambeeyay ee xiisada u dhaxeysa hoggaanka Khaatuma waxaana ka wareysanay Wariye Saadaam  Cabdullaahi cabdi oo ku sugan Magaalada Buuhoodle.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media