Dhageyso:-Jubbaland oo Iclaamisay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Hadalkaan ayaa waxaa  sheegay Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland oo ay hareerihiisa taagnaayeen xildhibaano ka tirsan Maamulkaas.

Xili ay  booqasho ku tageen Xero ay Ciidamada Jubbaland ku sugnaayeen oo ku taalla duleedka degmada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

Wasiirka Amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Cabdi Xasan Cabdi Nuur, ayaa Goobta ka sheegay in ay bilaabi doonaan howlgal ka dhan ah Al-Shabaab,iyaga oo u aargudaya dadkii ku dhintay qarixii Muqdisho.

Jubbaland ayaa noqonaya Maamulkii ugu horeeyay ee dowladda federaalka ku raaca howlgalka Gobolada ay ku sugan yihiin Al-Shabaab looga saarayo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Amniga Jubbaland.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media