Dhageyso:-Gudoonka Baarlamaanka oo sheegay in Wasaaradda Amniga lagula xisaabtamayo Ciidamadii ku xadgudba Xasaanadda Xildhibaanada

Cabduweli Sheekh Ibrahim Muudeey Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in aysan aqbali doonin in Ciidamadu ay ku xadgudbaan Xildhibaanada.

Waxa uu sheegay in  Wasaarada Amniga Soomaaliya ay kula xisaabtami doonaan xadgudubkii ay Ciidamadu u geestaan xildhibaanada,islamarkaana ay ka qaadaan Xasaanadda.

Hadalkaan ayaa waxa uu Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabduweli SheekhIbraahim  Muudeey, waxa uu ka sheegay kulankii Golaha Shacabka ee Maanta.

Hoos Ka Dhageyso Gudoomiye ku Xigeenka koowaad

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media