Dhageyso:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Saraakiil ka tirsan AMISOM

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lakulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM waxaana uu kala hadlay inay qeyb ka taaqaan suggidda Amniga Gobolka Banaadir.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Taabid Cabdi Maxamed kulankaan uu la qaatay  Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa qeyb ka ah Didaalada Maamulka Gobolka Banaadir uu ka qaadanaayo Xaqiijinta Amaanka Caasimada .

Ciidamada Midowga Africa ee jooga Magaalada Muqdisho ayaa mararka qaar waxaa ay gaystaan dhibaatooyin soo gaara Shacabka Soomaaliyeed sida in ay Gawaaridoodu jiiraan dad rayid ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Sarkaal ka tirsan ciidamada AMISOM.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media