Dhageyso:-Gobolka Hiiraan oo Maalmaha Soo socda degmooyin kale la Magacaabayo

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo ka hadlayay Munaasabad uu ku magacaabay degmooyin Cusub oo ku biiraya Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in uu dhawan kuwo kale Magacaabi doono.

Waxa uu sheegay Madaxweyne Cosoble in haatan Gobolka Hiiraan uu yahay 8 Gobol balse ay rajeynayaan in uu dhalo Gobolo kale sida uu hadalka u dhigay.

Gaba gabadii waxa uu sheegay in Wasaarada arrimaha gudaha Maamulka Hir-Shabeelle ay wado qorshaha lagu soo bandhigayo degmooyinka cusub lagana sugayo in dhamaan degmoyinka Maamulka hir-Shabeelle lahormariyo

Hoos Ka Dhageyso Codka

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media