Dhageyso:-Galmudug oo amar dul dhigtay Hay’addaha iyo Shirkadaha ka howlgala deegaanadeeda

Kulan gaar ah oo ay Magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha Golaha Wasiirada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa laga soo saaray amarka ku socda Shirkadaha iyo hay’addaha ka howlgalla deegaanada Puntland.

Kulanka kadib qodobadii leysla gaaray ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Cbdiraxmaan Jaamac Afrax.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media