Dhageyso:-Faarax Xasan oo ka sheekeeyay dilka Walaalkiis oo ka tirsanaa Nabad-Sugida Soomaaliya

Shalay gelinkii dambe deegaanka Garas Baaleey ee duleedka Muqdisho waxaa isku dilay mid ka mid ah Ciidamada Nabad-Sugida Soomaaliya iyo nin la sheegay in uu ka tirsanaa Al-Shabaab kadib dagaal dhex maray.

Labadooda ayaa dagaal kadib la sheegay in ay Goobtii ku wada geeriyoodeen oo aheyd Bartamaha laamiga deegaanka Garasbaaleey.

Faarax Xasn oo ah Askariga Nabad-Sugida ka tirsanaa ee la dilay Walaalkiis ayaa Dalsan uga sheekeeyay qaabkii uu dilka u dhacay.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Faarax Xasan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media