Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay liiska Arday Deeq Waxbarasho heshay

Deeqdan Waxbarashada ah oo dowladda Soomaaliya ka heshay dalka shiinaha ayaa waxaa ka faa’iideysan doona ilaa 42  Arday,kuwas oo dhamaanba ku guuleestay Imtixaankii ay qaaday Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in 42 Arday ay dahwan u ambabixi doonaan dalka shiinaha oo waxbarashada lcag la’anta ah ugu deeqday halka hal Arday oo ka soo bixi waayay Shuruudihii looga baahnaa.

Waxa uu ugu baaqay Ardaydii ku guuleystay deeqdaas in ay diyaar garoobaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wsiirka Waxbarashada Soomaaliya

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media