Dhageyso:-Cosoble oo sharcidaro ku tilmaamay xilka qaadistii lagu sameeyay+Sawirro

Cali Cabdullaahi Cosoble Madaxweynihii Maamulka Hir-Shabeelle balse Xildhibaano ka tirsan maamulkaas ay sheegeen in ay xilkii ka qaadeen ayaa ka hadlay xilka qaadistaas.

Goordhow ayaa Waxa uu magaalada Jowhar Warbaahinta ugu qabtay shir Jaraa’id waxa uuna sheegay in xilka qaadistii ay ku sameeyen xildhibaanada ay tahay mid aan waxba ka jirin.

Sidoo kale waxa uu sheegay in isagu uu yahay Madaxweynaha Hir-Shabeelle islamarkaana dad aan xildhibaan aheyn aysan xilka ka qaadi karin.

“Nin aan xildhibaan ahayn oo aan Xildhibaan aheyn oo aanan aqoonsi sidan oo aan magaciisa sheegeyn maa aniga xilka iga qaadi kara,arintaas waa waxba kama jiraan waana baadil ayuu yiri Cosoble

Hoos Ka Dhageyso Codka Kana Daawo Sawirrada

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media