Dhageyso:-Ciidamada Ahlusuna iyo kuwa Galmudug oo ku dagaalamay Deegaanka Xeraale

Xiisad ayaa weli k taagn deegaanka xeraale ee Gobolka Glgaduud taas oo dhalisay Gacan k hadal dhex mry Maleeshiyaad hubeysn oo tageersan mamulka Galmudug iyo Ciidamada Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca.

Bashiir Daahir Dhegabadan,Gudoomiyaha deeganka xeraale oo wareysi siiyay Radio Dalsan Xrunta Muqdisho ayaa sheegay in ay soo weerareen Ciidamo ka tirsan Maamulka Gobolada Dhexe ee hlusuna Wal-Jamaaca islamarkaana uu dagaal kooban dhex maray labada dhinac.

Sababta keentay dagaalkaas ayaa waxa uu ku sheegay in ay tahay in iyagu ay yihiin kuwo taageersan Mamulka Galmudug ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed geelle ducaale(Xaaf) hlka Ahlusun ay iyana diidan yihiin,Waxa uun  sheegay in daagalkaas uu ku geeriyoody hal qof.

Weli dhankooda  Maamulka Gobolada Dhexe iyo kan Galmudug  masuuliyiintooda kama hadlin dagaalka Ciidamada kala taabacsan ku dhex maray deegaanka  Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media