Saacado qura ayaa inaga xiga Maalinta ciida,iyada Ummadaha Muslimiinta Caalamka ay ku jiraan diyaar garoowgii u dambeeyey.
Ummadda Muslimiinta ayaa waxaa ku waajib ah waa qofkii awoodee in uu bixiyo Zakaatul Fidriga.
Hadaba ciddee ku waajibtaa Zakaatul Fidriga sidee ayaana loo bxiinayaa?
Sheekh Cali Nuur Xoogsade oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa inoo sharaxaya.