Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Idaacadda Dalsan 16-2-2018

Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Radiodalsan.com waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Todobaadlaha ah ee Dooda Idaacadda Dalsan.

Barnaamijka oo aan uga hadalno Mowduucyo kala duwan ayaa todobaadkaan waxan uga hadli doonaa doorashooyinka Kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka kuwaas oo qaarkood doorashadooda ay cabasho ka imaaneysay.

Barnaamijka Todobaadkaan waxaa ka qeyb galaya Gudoomiye ku xigeenka Gudiga doorashooyinka madaxa Banaan Sayid Cali Sheekh Maxamed iyo Dahabo  Xasan Axmed oo u tartantay Xubin ka bannaaneyd Golaha Shacabka  doorashadeeda ay ka dhacday jowhar.

Barnaamijka waxaa soo saaray isla markana tabinaya Wariye Axmed Xuseen Cadow.

Hoos Ka Dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media