Dhageyso:-Banaanbax Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa Maanta banaanbax ka dhigay qaar ka mid ah Wariyaasha ka howlgalla Magaalada Garoowe.

Wariyaasha ayaa ka cabanayay Xariga Wariye Cumar dheere oo ka mid ah Wariyaasha Magaalada Garoowe kaas oo Maalintii Afaraad ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaladaas.

Banaanbaxa ayaa Wariyaasha waxa ay ka hor dhigeen Afaafka hore ee Xarunta Baarlamaanka Puntland halkaas oo xiliga ay banaanbaxa dhigayeen uu socdy kulanka baarlamaanka kaas oo ay ku ansixiyeen Xubnaha Golaha wasiirada maamulkaas.

Hoos Ka Dhageyso wreysiga Wariye Maxamuud Soofeysane.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media