HomeMaqalDhageyso:-Al-Shabaab oo jaray Wadooyinka qaar ee Shabeellaha Hoose

Dhageyso:-Al-Shabaab oo jaray Wadooyinka qaar ee Shabeellaha Hoose

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli waxa ay  howlgalo ay ku baadi goobayaan Al-Shabaab  ka wadaan  inta u dhaxeysa gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Dagaal Maalin ka hor  ciidamada iyo Al-Shabaab dhex maray ayaa waxaa ku dhintay ilaa iyo shan qof sida la xaqiijiyay,sidoo kale waxaa jira jidad ay Gooyeen Al-Shabaab. Gudoomiyaha degmada Afgooye ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa weli waxa ay  howlgalo ay ku baadi goobayaan Al-Shabaab  ka wadaan  inta u dhaxeysa gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.

Dagaal Maalin ka hor  ciidamada iyo Al-Shabaab dhex maray ayaa waxaa ku dhintay ilaa iyo shan qof sida la xaqiijiyay,sidoo kale waxaa jira jidad ay Gooyeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Gudoomiyaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose C/naasir Caalim Ibraahim ayaa sheegay in Al-Shabaab deegaanada qaar ay ku jareen  Biyaha Wabiga Shabeelle si aan howlgal looga sameyn.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dadka qaar ay ku amrayaan in ay Wadooyinkaas Wabiga ku furan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada Afgooye

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts