Dhagayso:- Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xafiis Ka Furaneysa Magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyah maxkmada darjada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xsaan Cali Nuur Shuute oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu Sheegay in gobalka mudug gaar ahaan magaaladaa Gaalkacyo laga Hirgalinayo xafiiska maxkamada Darjada koowaad ee ciidamada qalabka Sida si ay ula sheqeeyaan Ciidamada Xasilinta ee dhawaan laga hergaliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

“Xasan Cali Nuur shuute ayaa wax uu yiri “ waxaan idin kaga mahadcelinayaa shaqada adag ee ad qabteen idinka oo aan helin wixii xuquuq aad u bahneedeen

Hlkaan waxan u imaanay in an ka herglino xafiiska maxkamada ciidamda qalabka  sida si ay ula shaqeyso ururka dhawaan laga hirgalinayao maglad kaalgacyo iyo Sidoo kale ciidamada xasilinta ee lageeyay Magaaladaas

Gudoomiyaha maxkamda ciidmada qalbka sida ayaa waxa uu ka mid ahaa wafdi uu hogaminayey taliyaha ciidmada xooga Dalka oo ku sugan magaalada kalgacyo.

Halkaan Ka Dhagayso Codka Xsan Cali Nuur Shuute.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media