Dhagayso:-Masuuliyiinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo ka hadlay dilka Cali Nuur Shuute.

Masuuliyiinta Xeer ilalinta Maxkamdda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa ka hadlay dilka Caawa Magaalada Muqdisho loogu Geystay Aabaha Dhalay Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute.

Ku Xigeynka Xeer Ilaaliyaha Guud  Ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliya  Muumin Xuseen Cabdullahi oo La Hadlay Idaacadda Dalsan Ee Muqdisho Ayaa Waxa Uu Sheegay in ka masuuliyiin ahaan ay ka xunyihiin sida ay wax u dhaceen,waxaana uu sheegay in madaxda laamaha ammaanka ee dowladda lga dhwrayo in y gacanta kusoo dhigaan kooxihii falkan Dilka ka dambeeyey

Salaadii Maqrib Ka dib ayay ahayd Markii Kooxo Hubeesan Ay Ku dileen Dagmada Dharkeleey ee Magalada Muqdisho  Marxuum Cali Nuur Shuute oo ahaa Aabaha dhalay Guddoomiyaha maxkamadda ciidmada Qalabka sida ee Soomaaliya Xsan Cali Nuur Shuute

Halkaan Ka Dhagyso Codka Xeer Ilaaliye Ku Xigaynka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida. Muumin Xuseen Cabdullaahi

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media