Dalsan-Fm: Garowe Isticmaalka Shilinka Soomliga Cidii Diida Waa Al-Shabaab

Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Garowe Cabdiqafaar Cabdiraxmaan Ayaa Hadalkaa Ka Hor Jeediyay Boqolaal Shacabka Reer Growe Waxa Uuna Sheegay In Maamulka Puntiland Ay Go,aan Ka Gaareen Kun Shilin In La Qaato Midna Ladiido Oo Micnheedu Yahay In Loo Kala Saaro Duug Iyo Cuseyb.

Waxa Uu Sidoo Kale Hadalku Ku Daray In Ay La Shiri Doonaan Dhamaan Ganacsatada Reer Garowe Boosaasana Arintaan Laga Bilabi Doono

Waxa Uu Baaq Ujeediyay Ganacsatada Reer Garowe Iyo Dhamaan Ganacsatada Reer Puntiland In Ay Iyagu Gacantooda Kusoo Nooleeyan Shilinka Sii Dhimanaay Isla Markana Cidii Awaamiirtaas Ka Dhaga Adeegtana Ay Ula Mid Yihiin Al-Shabab.

Hlkaan Ka Dhageyso Codka Xoghayaha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media